Have any questions? Feel free to contact us:
+7 (212) 3323 33 33

Somali COVID-19 Talooyin Ka haayada caafimaadka ee dadweynaha

2219550 Alberta Society > NEWS > News > Somali COVID-19 Talooyin Ka haayada caafimaadka ee dadweynaha
Posted by: admin
Category: News

La Oggolyahay (waa inaad u​​​​​​​ jirsato 6 fuudh dadka kale):

  • Cusbitaalada iyo daryeelka caafimaadka
  • Tukaanada bagaashka
  • Bangiyada
  • Farmasiyada
  • Cunto ka qaadashada makhaayadaha cuntada
  • Tukaamada xayawaanka la rabbeeyo
  • Kaalmaha shidaalka
  • Tukaanada tafaariiqda qaarkood
  • Hawlaha dibadda sida la lugaynta eygaaga, orodka, ama baaskiil kaxaysiga xaafadda aad deggan tahay
  • Xarumaha daryeelka carruurta iyo carruur sii-haynta (kaliya haddii la raacayo xeerarka cusub)

Aan La Oggolayn:

  • Kulamada bulshada (xafladaha, dabbaaldegyada) ee dad iskaga yimi meel gurigaaga ka baxsan
  • U fariisiga cunto makhaayadaha
  • Caweysyada habeenkii iyo riwaayadaha
  • Ka tukaamaysiga moolalka dibadda ama gudaha iyo meelaha tafaariiqda isku jirka ah
  • Dhisnaanta: Xarumaha jidh-dhiska, ciyaaraha iyo dhisnaanta, naadiyada caafimaadka, iyo istuudyaasha jimicsiga, istuudyaasha jaaska iyo yoogada
  • Qurxinta: Meelaha timaha lagu qurxiyo, tima-jarayaasha, meelaha ciddiyaha lagu qurxiyo, qolalka duugista (masaajka), spa-da badqabka ee aan caafimaadka ahayn, tukaamada ashyaada la isku qurxiyo, qolalka taatuuga
  • Maaweelada: Tiyaatarada, beeraha qosolka, arkeedhada, meelaha bowling-ka lagu ciyaaro, bandhigyada muusiga, dhacdooyinka ciyaaraha, madxafyada, meelaha samayska ah ee skating-ka lagu sameeyo
  • Dibadaha: Beeraha nasashada, garoomada, dhulka tamashlaynta, barkadaha, beeraha skate-ka, xafladaha
Author: admin